Keeggii maalinta dhalashada

199.00 kr

ISBN: 978-91-983576-2-2
Author: Sven Nordqvist
Illustrator: Sven Nordqvist
Category: Children’s books
Age: 3-6 years
Pages: 32
Published: 2019-05-01
Material: Hard cover
Illustrerad: Colour
Language: Somali

Category:

Farxaan waxa uu xiiseeyaa maalinta dhalashadiisa, sidaasi daraadeed ayuu sannadkii saddex jeer u dabbaaldegaa. Markasta oo uu sannad buuxinayo waxa keeg ka samaysan malawax u diyaariya Baashe. Si keeg loo sameeyo waxa loo baahan yahay beed, daqiiq iyo caano. Daqiiqdu ma taallo guriga, sidaasi darteed waa in uu Baashe baaskiil ku tago dukaanka oo uu ka iibiyo. 

Balse baaskiilka waxa ka xun taayir, waxaanu u baahan yahay in la hagaajiyo. Qalabkii lagu samayn lahaa, waxa uu yaallaa istoodhka. Furihii wuu fog yahay, si loo soo qaadana waxa loo baahan yahay sallaanka yaalla xerada dibiga cadhaysani ku jiro…

Findus likes to turn one, and therefore he celebrates his birthday three times a year. And for the birthday, there is a pancake cake that Pettson will make. Then you need eggs and flour and milk. Flour is not available at home so Pettson has to cycle to the store and buy it. But the bicycle tire needs to be repaired with tools from the carpenter’s shop, and the key is gone and to get it you need a ladder that stands in the pasture with the angry bull …

 

 

Weight 0.350 kg
Dimensions 30.3 × 21.5 × 0.8 cm
Shopping Cart