Oday Baashe iyo deriskiisii

150.00 kr

ISBN: 9789198566208

Author: Sven Nordqvist

Illustrator: Sven Nordqvist

Category: Children’s books

Age: 3-6 years

Pages: 32

Published: 2019-09-25

Material: Hard cover

Illustrerad: Colour

Language: Somali

Original title in Swedish: 

Pettson Får Julbesök

Category:

Oday baashe iyo deriskiisiiOday Baashe iyo Farxaan waxa ay u diyaargaroobayaan ciidda. Waxa ay si degdeg ah u nadiifiyeen gurigoodii. Waxa keliya ee u dhimani waa in ay cuntadii ay ciidda cuni lahaayeen soo iibsadaan. Balse si lamafilaan ah ayay u dhaceen wax aanay filanayni. Oday Baashe ayaa lugta ka dhaawacmay. Way adag tahay in uu dukaanka ka soo adeego iyo in uu qabsado hawlihii kale ee ka qabyada ahaa. Oday Baashe iyo Farxaan oo ka werwersan sida ay u ciidi doonaan ayaa waxa mar qudha u soo wareegay deriskoodii. Waxa ay u keeneen cunto iyo wax kasta oo ay u baahnaayeen. Sida ay deriskoodu u caawiyeen waxa ay u qaadan waa ku noqotay oday Baashe iyo Farxaan.

Weight 0.394 kg
Dimensions 30.5 × 21.5 × 1.0 cm
Shopping Cart