Bakayle iyo Yaxaas

149.00 kr

ISBN: 978-91-639-5979-0

Author: Musa M. Isse

Illustrator: Abdifatah Bouni

Category: Children’s books

Age: 3-6 years

Pages: 40

Published: 2018-05-01

Material: Soft cover

Illustrerad: Colour

Language: Somali

Category:

Bakaylaha iyo Yaxaasku waxa ay ahaan jireen saaxiibbo is jecel oo mar kasta kulma oo wada ciyaara. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Bakaylihii u tegay Yaxaaskii oo gurigiisa jooga. Si fiican baa loo soo dhaweeyay Bakaylihii. Maalintii oo dhan wax ay sheekaystaan oo ay wada ciyaaraan ba waxa ay noqotay habeen mugdi ah. Bakaylihii wuu ka baqay in uu gurigiisii tago, waxaanu saaxiibkii Yaxaas waydiistay in uu siiyo meel uu seexdo.

Dimensions 21.5 × 18.0 cm
Shopping Cart