Digaaggii oday Baashe

150.00 kr

ISBN: 9789198357639

Author: Sven Nordqvist

Illustrator: Sven Nordqvist

Category: Children’s books

Age: 3-6 years

Pages: 32

Published: 2019-05-01

Material: Hard cover

Illustrerad: Colour

Language: Somali

Original title in Swedish: 

Kackel i grönsakslandet

Category:

Waxa ay ahayd aroor qurux badan oo xilligii gu’ga ah. Shimbiraha ayaa ka dhex heesayay dhirta caleemaha quruxda badan iyo dooga sida fiican u baxay. Cayayaan yar yar ayaa duulduulayay, qaarna dhulka ayay xammaaranayeen, iyaga oo shaqooyinkooda wata. Currigii Farxaan kolba dhan ayuu u cararayay, waxaanu la ciyaarayay oo uu kolba dhan u rogrogayaa xaarwalwaal. Oday Baashe waxa uu dhex taagnaa beerta khudradda, waxaanu daawanayay oo uu taataabanayay carrada.

– Hadda waxa la gaadhay wakhtigii, ayuu yidhi. Maanta khudrad ayaynu beeraynaa, oo baradho ayaynu dhulka ku abqaalaynaa. 

Laakiin Farxaan faham kale ayuu ka haystay habka beerta khudradda looga shaqeeyo iyo waliba sidoo kale digaaga iyo lo’da ba. Wax walba waxa ay u dhaceen sidii caadada ahayd, amaba si ka saxsan oo aan hore loo arag. 

It was a beautiful spring morning. The birds sang in every bush, leaves and grass grew and small insects flew and crawled and worked everywhere. The cat Findus ran around and scared beetles. Old Pettson stood in the vegetable garden, looking and feeling the earth. – Now it’s time, he said. Today we are going to sow vegetables and put potatoes. But Findus had a different opinion on what the vegetable land should be used for. The hens and even the cows also wanted a say in the team. So it became, as usual, or rather, very unusual.

Weight 0.370 kg
Dimensions 30.5 × 22.0 × 0.6 cm
Shopping Cart